khasare siyasadeed oo ku dhacay aadan madoobe iyo hassen sheikh maxamud oo go aan kisa la sugayo

khasare siyasadeed oo ku dhacay aadan madoobe iyo hassen sheikh maxamud oo go aan kisa la sugayo

khasare siyasadeed oo ku dhacay aadan madoobe iyo hassen sheikh maxamud oo go aan kisa la sugayo Cida ku fadhiisanaysa kursiga baydhabo waa hal xiraale aysan sahal ahayn in la mareeyo madaxweyne hassen sheikh maxamud ayaana jahwareer dhexda uga jira shurakadii u sahashay burburinta maamulkii deegaankasi ayaa dhabarka lo jediyay waa uu ka yimiday baydhabo lakin dookh la aan maaha aadan madoobe wax u muuqda malakal mawtkiisi siyasadeed ayaa 72 iyo labadii sacadood ee laso dhaafay soo ifbaxaya dagaalkaste oo ay villa somaliya u adeegsatana mid cidlo looga tagayo ayu u socod eegyahay shaki badan ayaa hadheeyay rajo badana ma haysto habeeno ka horna wada hadal uu baydhabo kula yeeshay hassen sheikh maxamud loogama dhagaysan sidii u filayay

In xitaa madaweynihii dasturka ilaa heshiisyada waweyn u meel mariyay golihiisana u xidhay uusan kalsooni ku qabin ayaa dadka u dhow ay sheegayaan kasow urursiga dhaqalaha waxaa u dheer mawqif la aantiisa xiidhidhada badan ee so gala oo anan sahal ahayn inuu amiinad ka helo dhinaca madaxtooyada

Baydhabo hada ma ahan oo kaliya meel ay dawlada federalku xoog ku qabsatay oo kaliya waa goob laga eegayo sida tareenka hada galay naruurihii uu uga sii dhaqaqikaro ku loolanka koonfur galbeed

Madaxweyntii duulanka u gashay sidii ay is badal ugu samayn lahayeen deeganadan una badnaa wasiirada xukumada federalka somaliya waxay dhexda uga jiraan xisaab xidhid saarid ah oo xalinteeda aysan gacanta ku haynin in badan oo han ka lahaa waxay la kulmayaan diidmada madaxweyne hassen sheikh maxamud oo isku arka aagan inuu isagu leyahay taladeeda ugu danbaysa sadex ka mid xubnaha golaha wasiirada federalka oo bilowgii baydhabo shegayay inay han siyasadeed u leyihiin inay halkani maamulan way amuseen waxaana ay ka war sugayaan cida madaxweyne hassen sheikh maxamud amro in la doorto qaarkod oo doodo ad adag lahanaa meesha waa ay ka baxeen Mana haystaan jid ay uga bixikaraan falkinta xisaabtan siyasadeed oo musiibo ku ah ma jirto hubantii ay qaarkood xataa u haystaan in kuraasta xilibanadood in dib loogu so celinayo hadiiba u hassen sheikh maxamud halkani ku gacan sareeyo hanaanka doorashada waa la shaciyay umana wanagsana xulafadiii isbadalkan keentay

Nuuca doorasho ee ka dhacaysa baydhabo ee lagu dooranayo xilibanada golaha wakiilada ila deeganada waa qof iyo cod waxana lagu qabanaya wax ka yar labo todobad xisbiyada tartamaya waa isla intii muqdisho loo miisay codad aysan helin shaki malaha in geedi socodkani uu kasi jidkiisa mari doono taasi oo yabaal siyasadeed galisay xubnaha la ogyahay ee diidana qorshaha madaxweynaha balse deegan doorashadoodu tahay koonfur galbeed kuwasi oo hada la kulmaya dhibaato siyasadeed kuna khasbananaya in safka laftagareen ay duruuftu ku riixdo oo noqda kuwa qaata go aano ay ku doonayaan inay hassen sheikh kula dagalamaan 28 bishan waxay noqonaysaa aminta la dhamaystirayo doorasho isku sidkan oo labada heer lagu dooranayo

gudomiyaha barlaaman aadan madoobe ayaa hada ku jira marxalad kala guur ah barlamaankiisi ma hayo oo wakhtigii waka dhacay mucaradka ma aadikaro oo niyad sami uma hayaan walaga tirsaday dooniskaste oo looga baahna dhiniciisa ilaa laga soo gaadho dhacdada baydhabo hadana door lagama siin maraynka wakhtiga kala guurka deegan doorashadiisa qof iyo cod uusan figta sare kaga jirin ayaana la qorshaynayaa isaga oona waliba ku fadhiya mid ka mid ah labada kursi ee dalka ugu sareeya waxaana la sheegayaa in aanu aadan madoobe xataa ka gadmi karin deeganadasii marka loo eego dhacdooyinka usoo dhex jibaaxay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *