Madaxweyne Cirro oo ka dhoofay Hargeysa, warar kala duwan oo laga helayo safarkiisa
Madaxweyne Cirro oo ka dhoofay Hargeysa, warar kala duwan oo laga helayo safarkiisa Madaxweynaha Somaliland, Abdirahman Mohamed Abdullahi Cirro, ayaa saaka oo ay taariikhdu tahay 9-ka Juun 2026 ka dhoofay magaalada Hargeysa, iyadoo aan weli si rasmi ah loo shaacin halka uu ku wajahan yahay iyo ujeeddada safarkiisa. Wararka soo baxaya ayaa is khilaafsan, waxaana…
