Ciyaarti xalay ee sporting cp iyo arsenal baxshada daqiiqadaha dhimashada kulanka u dhaxeyay labada kooxod ee arsenal iyo sporting ee xalay ayaa ahaa kulanka xiiso badan oo ka tirsan horyaalka weyn ee champion league waxana uu ahaa kulanku mid kaasi oo aad ka dareemayso ciyaarta labada kooxod half hore ee ciyaarta wax gool ah layskama dhalin inkaste oo ay labada koxood dalaleen waxaa lagu so laabta half danbe iyada oo wax gool ah anay dhalin labada kooxodba


waxana isku so labashadii danbe gool heshay kooxda kubada cagta ee daqiiqadii 64 arsenal waxaana u dhaliyay M. Zubimendi lakin waxaa la eegay vaar

waxana laga diiday goolkasi wakhtigasi wixii ka danbeyay waxay u ekayd in ciyaarta ay ku dhamanayso barbar dhac waxana daqiiqadii 70 kooxda arsenal ka dhawac may kabtanka kooxda ee M Ødegaard waxaana sido kale dhawacmay daqiiqadi 76 L. Trossard waxaana ciyaartu sii socotay iyada oo anay labada koxod midkoodna gool dhalin lakin daqiiadihii dhamaadka ciyaarta waxaa gool dhalisay kooxda arsenal 90+1 waana daqiiadaha lo yaqano daqiiqadaha geerida waxaana goolkasi u dhaliyay kooxda arsenal Kai Havertz waxaana ka cawiyay goolka lacibka Martinelli
