Hassen sheikh iyo mucaradka 40 malmood waxa la oganaya sadex qodob

Hassen sheikh iyo mucaradka 40 malmood waxa la oganaya sadex qodob

Hassen sheikh iyo mucaradka 40 malmood waxa la oganaya sadex qodob Wakhtiga sharciga ee madaxweyne hassen sheikh maxamud wuxu ku eegyahay 15 bisha may waxaa u hadhay 40 maalmood lakin dhinaca madaxweyne hassen sheikh waxay aminsan yihiin in ay u hadhay hal sano iyo 40 malmood iyaga oo aminsan inu shaqaynayo dastuurki dhawaan la dhamaystiray 40 malmood ee soo socota waxaa xaqiiqadoda la ooganaya sadex qodob

1 mudo xileedka madaxweyne hassen sheikh ma aminsana inuu mudo xileedkiisu dhamanayo 40 maalmood ka dib waxaa miiska u saaran faylal waa weyn oo ay ku jiraan doorashooyin qof iyo cod ah shidaal iyo la dagalanka argagixisada oo u dhamaantod aminsanyahay inu u haysto sanad uu kaga shaqeynkaro xaqiiqada mudo xileedku waa ciwaan weyn oo dhabtiisa laso taban doono dhawaan ama hassen sheikh ayaa ku adkaanaya aragtida hal sano ama mashruuca 15 may ayaa macno yeelan doona

2. 40 maalmod ee so socda madaxweynaha iyo nidaamkiisu waxay rabaan inay dhaqajiyaan doorashooyin isku sidkan oo qof iyo cod ah oo ay ka qabanayan galmudug hirshabele konfuur galbeed iyo waqooyi bari sido kale doorashadii golaha casiimada ayaa iyaduna miiska saaran jalwadka doorashooyinkan ayaa dhawaan laso saaraya Mucaradku way diidanyihiin doorashooyin nuucan ah hadii ay qabsooman doorashooyinkani 50/100 kiiba mashruuca doorashada qof iyo codka ah ee madaxweyne hassen sheikh way shaqYsay 40 malmood ee so socda ayaa iyadana xaqiiqadeda la ogaan doona

3. itaalka mucaaradka waxaa dadku badankoodu isku raacsan yihiin in aanu dalka ka jirin mucaarad macno leh kasow in aan xubnaha mucaradka loo arag inay hassen sheikh wax dhamaan oo anay dadku isbadal ka dhex arag hadana laguma tuhmaayo inay leyihiin itaal iyo shacbiyad ay shaqoyinkan ku hor istagikaraan wararka xaga mucaradka ka imanaya waxay shegayan inay leyihiin shirar ay rabaan inay shaqoyinka ku qaybsadaan inay mucaradku macno isku yeelikaraan iyo inkale ayaa iyadana la oganaya 15 may 40 maalmod ee so socda waa 40 xasasi u ah dhamaan daneeyasha siyasada somaliya waxayna bananka keeni donaan xaqiiqada xaladaha iyo dhinacyada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *