Waxaa xalay dhacay kulan weyn oo champions league ah kaasi oo u dhaxeyay real madrid iyo bayern Munich waxaana uu ahaa lugta kobaad ee kulankasii waxana lagu ciyaaray garoonka kooxda real madrid ee Santiago barnabue waxaa dhacay kulan aad u xiiso badan wakhtiyadii hore ee ciyarta wax gool ah waalayska dhalin wayay labada kooxodba way awoodi wayeen inay golal iska dhaliyaan lakin daqiiqadii 41 waxaa goolka kobaad dhalisay kooxda bayern Munich waxaana u dhaliyay ciyartoyga werarka ah ee luis diaz kasi oo caawin ka helay gnabary hadana waxaa daqiiqadi 46 goolka labaad u dhaliyay kooxda bayern Munich harry kale isaga oo goolkasi uu ka cawiyay olise


waxaa intasi ka dib kooxda kubada cagta ee real madrid ay gool kenen daqiiqadii 74 goolkasina waxaa u dhaliyay lacibkooda werarka ah ee k.mbappe waxana goolkasi ka cawiyay dafac midig ee arnold
KARARKA LA QAATAY CIYARTA
A. Tchouaméni
Jonathan Tah
Luis Díaz
M. Neuer
Jamal Musiala
Dhamaantod ciyartodani waxay qateen kaarka huruda ama jalaha ah
kulanku wuxu mid aad u adag waxaa anad ka garankarta shoot ay labada kooxod isku lageen inay isku mid yihiin 20 iyo 20 shoot ayay labada koxodba lageen taso oo ku tusaysa adayga ciyaarta
