somaliland ayaa nabadayn ka wada gobolada galbeed somaliland ayaa markii ugu horaysay sheegtay inay ciidamo kaso gudbeen xududaha ay la ledahay Ethiopia iyo jabuuti iyago gurmadkii nabada ay ku guulaysteen coladii ka taagnayd gobolada salal iyo awdal waxana ay somaliland qaaday sadex talabo oo ay tan koobad tahay in nabad laga saxeexo madax dhaqameedka iyo odayasha deegamadii ay ka dhaceen dagaladu inkaste oo anay ahayn talabo markii ugu horaysay dhacday ee sidano kale horayba wasiirka arimaha gudaha iyo wafti somaliland ka socda ay heshiisyo uga saxeexen balse coladii ay halkeedi kasi bilaabatay waxase la filaya tani inay noqon doonto mid ka duwan tii hore balse waxaa lagu ladhay labo talaboo kuwasi oo la aminsanyahay inay so afjari donan colada ka taagnayd gobolada galbeedka somaliland wasiirku xigeenka golayasha xidhiidhka dastuurka somaliland bucul buuni oo ku sugan deeganada ay dagaladu ka dhaceen ee gobolada galbeedka somaliland ayaa markii ugu horaysay sheegay inay jiraan ciidamo kaso talaabay wadamada ay somaliland dariska la tahay sida somaliya iyo jabuuti wuxuna sheegay in go an kama danbays ah laga gaadhay oo ay jiraan rag mashariic kuso qaatay nabadgalyada deegamadan inay khalkhal galiyaan wasiiku wuxu sheegay inay somaliland ciidamo fara badan gaysay deegamadasi ay jogaan xududa jabuuti iyo Ethiopia ay la leedahay somaliland taas oo anay jirin ciidamo danbe oo kaso talabi doona waxana ay ciidamadu amar ku haystaan inay so qabtaan ragasi kaso talabaya xududa ee lagu edaynayo qalalasaha iyo nabad galdarada inay hor kacayaan
waxaana ay somaliland rabta inay qaramayso jabhadii is hor fadhiyay ee dagalamayay taasi oo gabi ahanba laga mannuucay gawadhida waaweyn ee ay saaran yihiin hubku iyo ciidan meel ku urursan labadasi arimood ayaa wax weyn ka qaban doona nabadgalyada dulamadii ka dhici jiray deegamadani
