kulanka weyn ee psg iyo Liverpool wararka aadan ogayn Kulanka cawa ee psg iyo Liverpool waxyabaha ka cusub ayaa noqonaya in uu isack imaan doono lakin anan lagu so bilaabi donin ciyaarta tariikhda kulanka waxaa la kala badiyay min laba jeer macnaha psg waxay badisay labo mar halka Liverpool na ay badisay labo jeer afar jeer oo ay iska hor yimadeen labadan kooxod waxaana cajiib ah mid walba away ayay kuso badinaysay Liverpool gurigeeda aya laga badiyay halka psg na laga so badiyay gurigeeda labadan kooxod tariikhda 6 mar ayay kulmeen oo ay wada ciyareen waxana ay kala badiyeen 3 iyo 3 waana guulo isku mid ah waxaa halkan laga fahmayaa in ay psg uso dhigatay maalmahan kooxaha ingiriska psg lagama badin 6 kulan ee laso dhaafay champion league oo ay la ciyareen kooxaha ingiriska 5 way ka badiyeen hal ka mid ahna barbaro ayay la galeen
Mida kale kooxda guulaysta hore ee champion league ee psg waxay halis ugu jirta in cawaa la reebo kooxaha iyaga oo champions league sanadkii hore qaaday oo halkani ka gudbay real madrid oo kaliya ayaa sidaas samaysay intii kale oo dhan wareegan ayaa lagu reebay dhamaantoodba tusale ahaan bayern Munich 2020kii Chelsea 2021dii Manchester city 2023dii Real madrid 2024 ia 2025 tii waa shantii jeer ee ugu danbeyay afar ka mid ah kooxihi champions league soo qaaday kaliya real madrid qudheeda ayaa halka mar dhaaftay 2023dii oo ay samo final gadheen kooxaha
