kulanka Barcelona iyo atletico madrid ee champion league

kulanka Barcelona iyo atletico madrid ee champion league

kulanka Barcelona iyo atletico madrid ee champion league kulanka Barcelona vs athletic Madrid waxaa la shegaya inaanu ciyarayn gool hayaha kooxda daciish ee oblack tariikhda kulanka 41 kulan waxaa badisay Barcelona 20 kulan waxaa badisay kooxda atletico madrid ciyarihii u danbeyay Barcelona ayaa ka badisay todobadkan cawaa kulankii labaad ba la ciyaraya tariikhda psg ayaa ah kooxda Barcelona reebtay sadex jeer kooxdan cawa ay wada ciyaraan ee atletico madrid ayaa ah kooxda reebtay labo jeer Barcelona kuna reebtay koobkan weyn ee cawaa ay ciyaraan champions league tariikhda champions league ay ku kulmeen labada kooxod afar kulan ayay ciyareen labo ka mid ah kooxda atletico madrid ayaa badisay halka kulan ka mid ah barbaro la galay midka soo hadhayna ay Barcelona badisay

cawaa waxaana lagu ciyaari doono guriga Barcelona camp NOU waana kulanka adag oo anan la dhayalsan karin madama uu yahay champions league walibana lugta labaad waxkastena waa macquul oo waxani waa kubad

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *